Shir Ku saabsam Barnaamijka hormarinta ee JPLG qaybna ka ah waxbarashada ayaa ka dhacay hotel rugsan

Shir balaaran oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Madaxda Wasaarda Wabarashada iyo Hay`ada UNICEF ayaa manta ka dhacay hoolka shirarka ee Rugsan.

 

Kulankan ayaa ku saabsanaa barnaamijka hormarinta baahinta maamulka ee (JPLG),qaybna ka ahaa waxbarashada,caafimaadka iyo biyaha oo guud ahaan kulankan looga wada hadlayay.

 

Wasiirka waxbarashada mudane Juxa ayaa si kooban uga hadalay waxbarashada Puntland iyo horumarka ay ku talaabsadeen intii ay joogeen,ayadoo aad uga maqsuudeen madaxdii kasoo qaybgashay kulankaas .

 

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Scroll to Top