Saxiddii imtixaanaadka oo maalintii Saddexaad (3) socota.

Iyadoo uu heerar kala duwan maro qaabka loo saxo imtixaanka dowladda Puntland, ayaa waxaa ku jirta taxaddar, dhawrsanaan iyo maskax deggan.
Adeegsiga qalimaanta sixidda imtixaanka Puntland heerarka uu maro:
# Qalmaanta khadka guduudan waxaa isticmaala saxeyaasha.
#Qalmaanta khadka madow waxaa isticmaala horjoogeyaasha.
#Qalimaanta khadda cagaaran waxaa isticmaala hubiyeyaasha.
1. Gudiga imtixamadka oo mar walba la socda heerka saxidu marayso
3. Dardargalinta shaqada xafiiska iyadoo qof kasta looga baahanyahay in uu kasoo baxo kaalinta kaga aadan hirgalinta qorsheyaasha isteraatiijiyadeed ee uu dhigtay xafiisku.
4. Ilaalinta saacadaha shaqada iyo in xubin kasta uu yoolkiisu noqdo shaqada xiligii lagu talo galay dhameeyey.
Qodobadaas aan kor kusoo sheegnay ayaa ahmiyad gooniya u leh imtixaanka iyadoo mar walba la isla qaato in natiijo muuqata oo lagu qanco mar walba lagu soo dabaalo shaqooyinka bulshada loo hayo gaar ahaan hawlaha Imtixaanka ee uu xafiisku masuulka ka yahay.
“Jiil aqoon lagu barbaarshaa bulshadu saboolnimo kaga baxdaa “24

23

26

27

25

18

17

9

8

7

3

2

37

38

39

Scroll to Top