Photo News:-Daawo Sawiro badan Wasiirka Wasaaradda Waxabarshada iyo Tacliinta sare oo Kormeer ku tagay Xarumo Waxbarasho oo ku yaala Magaalada Bosaso.

25/10/2014,Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo habsami u socodka Waxbarashadda,tayada iyo baahida ku maray Dugsiga sare ee Bosaso ‘’Bosaso Public Secondary School’’ iyo Jaamacadda Bariga Afrika.

Hoos Ka Daawo Sawiro Badan

Scroll to Top