Ogaysiis: Wasaradda Waxbarashada Puntland oo kulan ku qaban doonta magalooyinka London, Birmingham iyo Leicester

Ogaysis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshada Somaliyeed ee ku nool magalaada London in barito (05/01/2012) lagu qaban doono xalfad  loogo hadlayo waxbarashda Puntland. Waxaa ku martiqaadan lataliyaha Wasaradda Waxbarashada Puntland Marwo Sahro Ahmed Koshin iyo marti sharaf kale. Waxaa ay xafladu ka diciidoonta xafaada Kamdan adresska hoos ku qoran.
London, Camden: Thursday 5th January 2012, 5pm to 8pm
3-4 Lismore Circus NW5 4QS. Contact information: Abdisamad, Camden Somali Community, 07946071521

Sido kale waxaa aay xaflad tan lamid ah ka diicidoonta magaalooyinka Birmingham iyo Leicester tariiqdu markeey tahay

Birmingham: Saturday 7th of January 2012, Regents Park Banquetting Hall. Regents Park road, Small Heath Birmingham, B10, OQP. Contact information Mahad, Hornafrikan Support Group, 07983758992.

Leicester: Sunday 8th January 2012, 4pm to 7pm. St. Mathews Neighborhood Centre 10 Malabar Road LE1 2LP.
Contact information Abdikayf, Somali Community Parents Association, 07853290875.

 

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Scroll to Top