Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Jalliyada Reer Puntland Ee Ku Nool Dalka Sweden

Horumarka wasaaradda waxbarashadu ku talaabsatay mudadii ay jirtay. Waxaa kulanka lagu soo bandhigi doonaa filin Dokumentery ah oo ka hadlaya Puntland education fund oo ah sanduukh lagu horumarinayo waxbarashada puntland.

Marwo Caasha Geele ayaa khadka telefoonka kaga hadli doonto PEF.
Wasiirka waxbarashada oo khadka Letefonka kaga qayb geli doona kulanka kana warbixin doona waxqabadka wasaarada.

Sahro Axmed oo ka war bixin doonta waayo aragnimadeeda hawlaha waxbarasho ee Puntland.

Goobta kulanku waa Gamlestans medborghus ee SKF
Maalinta talaadada ah, bishuna tahay 27 december2011
Saacaduna tahay 17.00-21.00
Waxa soo qabanqaabiyey jaaliyadda puntland community organisation
Ka soo qaybgal wanaagsan

 

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Scroll to Top