Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sareee C/laahi Jaamac ee Magaalada Damala xagarre ee Gobolka Sanaag Waxa kabannaan Bare Maadada English ka ah.
Shuruudahalagarabobaraha
- Waa inuu haystaa Shahaado Jaamacadeed (Bachelor Degree of Education) waxana tix gelin mudan inuu haysto English, Englsih History ama wax u dhigma ama ugu yaraan Diploma of English ah Jaamacad la aqoonsan yahay.
- Inuu leeyahay khibrad bare nimo ugu yaraan 1 sano
- Inuu ku fiican yahay u adeegsiga aaladaha casriga ah (technology) wax dhigista
- Inuu ku fiicanyahay isticmaalka kombiyuutarka
- Inuu ku fiicanyahay qorsheynta cashar diyaarinta maalinlaha ah
Macallinkacodasadaha ah waxalagarabaainuusoogudbiyo
- CV giisaoofaahfaahsan
- Nuqulshahaadada ah (Copy of Certificate)
- Waraaqcodsi ah
WakhtigaCodsashaduwaxaykueegtahayinta u dhexaysa 13/09/2022 ilaa 16/09/2022
Codsiyadawaxalagusoohagaajinayaa:
- Tel: +25290 7700661, Email: dalmar3333@gmail.com
- Tel: + +252907779501, Email: abdicasiisa032@gmail.com