Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Eng.Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab) iyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta sare C/rixmaan Mohamud Abdulla ( Jabir), Kusimaha Wasiirka, ahna Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland, Bashiir Jaamac Maxamed iyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Abdulaahi Xasan Rooble , ayaa maanta kormeeray dhismayaasha cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland.





