Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.

Waxaa uu Magaacabay Madax Waynaha Dowlada Puntland: Bashiir Jaamac Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.. Waxaa horay Wasiir ku Xigeen ka ahaa Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Mukhtaar Maxamuud Xassan (Jayte)

Scroll to Top