Madaxwaynaha Dowlada Puntland oo magacaabay agaasimaha Waaxda hormarinta Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare

 

29/Maarso.Xeer Madaxwayne oo ku astaysan Lr 32 March 25, 2017, kuna saabsan magacaabid Agaasimaha waaxda horumarinta waxbarashada ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare.

 

Waxaa Maxamud Cabdisalaan Cali loo magacaabay Agaasimaha waaxda hormarinta Waxabarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland.

 

Waxay waaxdu ka kooban tahay qaybahan hoos ku qoran.

 

  • Qaybta hormarinta Waxbarashada Gabdhaha( Gender Unit)
  • Qaybta Wash-ka
  • Qaybta Quudinta Dugsiyada (School Feeding Unit).
  • Qaybta FFT-ga(food for training Unit)

 

Hadaba, Waxaa lagu wargalinaya Masuuliyiinta Qaybaha kala duwan ee waaxda hormarinta Waxbarsahada inay garab istagaan lana shaqeeyaan agaasimahooda, sidoo kale dhamaan masuuliyiinta kale ee wasaaradda waxaa lagu wargalinyaa inay la shaqeeyaan Agaasimaha cusub ee ku soo kordhay wasaaradda.

555 - Copy

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Fulin Wacan,

Mahadsanidiin.

 

Scroll to Top