Macalimiin kenya University ka socday oo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda la kulmay( photo news)

16/07/2014.    Macalimiin Master program Nairopi  of University ay wada shaqeyn ka dhaxayso  Wasaarada Waxbarshada   oo booqday xafiiska Wasiirka Waxbarashada Puntland Dr Cali Xaaji Warsame.

Macalimniinta ayaa ka koobnaa 4 xubnood ay shir gaar ah wada yesheen wasiirka , booqashada ayaa ahayd mid lagu kala xog qadanayey.

Daawo Sawiradii.





Wasaaradda Waxbarashadda Puntland.

 

Deeq Maxamed Warsame

 

Contact number+2525743400

 

Deeq. hurre99@Gmail.com

 



Scroll to Top