kulan ay yeesheen shaqaalaha wasaarada waxbarashada oo shir gudoominayay agaasimaha guud ee wasaarad waxbarashada ayaa maanta ka dhacay xarunta wasaarada

Waxaa xarunta wasaarada waxbarashada ka furmay kulan ay isugu yimaadeen agaasima waaxeedyada wasaarada iyo qaar ka tirsan hawlwadeenada wasaaradda.

Kulankan oo uu Guddoominayay Agaasimuhu ayaa waxaa looga hadlay qeexida shaqada (Job disciribtion) oo qof kasta oo shaqaale ah laga doonayo.

Waxaa kaloo kulankan looga hadlayay  sidii  dib u habayan loogu samayn lahaa  qaab dhismeedka Wasaarda Waxbrashada,Waxaan kasoo Qayab Galay Kulankaan Dhamaan Waxaayaha Wasaarda kasoo siwayan diirada looga saaray sidii loo habyanlahaa Qaab dhismeedka Wasaarda tasoo ay ka qayab galyaash dood dheer kadib ay isa la qateen sidii dib loogu eegi lahaa qaab dhismeedka wasaarda loona habyan lahaa iyadoo waxaakasta waxaa ay qabto lagu soo sharixi doono qaab dhismeedka wasaarda si loo gaaro yoolka la higsanaayo oo ah inay wasaaradu noqoto nidaamkeedu saxanyahay.

Kulan kaan oo ah mid sifiican la isugu afgartay waxaa yaabihii laga hadlay ayaa waxaa talooyinka kasoo baxay si rasmi ah loogu soo bandhigi doonaa kulankaan mid xiga .

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Scroll to Top