KOR U QAADIDA AKHRISKA CARUURTA OO KA DHACAY WASAARADA WAXBARSHADA.

Waxaa maanta hoolka Wasaarada Waxbarashada Puntland ka dhacay tababar lagu qabatay Maamulayaasha Dugsiyada hoose/dhexe, Tababarkas oo ku sabsana kor u qaadida akhriska caruurta waxbarashada. kulan kaas oo ay soo agaasimeen Wasaasarada Waxbarashada iyo xubno kamid ah  Ha’yada AET.

waxay sifiican ugu bararujiyeen Saraakiissha Wasarada Waxbarashada inay Caruurata yar yar waxna qori karaan waxna akhriyi karaan markay gaaran Fasalka 1aad. waxa sifiican uga hadlay C/QAADIR NUUX ,C\LAAHI NUUR SALAAD,  MAXAMED CALI WABARI IYO AMINA CISMAAN, oo sifiican maamulayasha schoolada ka yimi kula dar daramay inay casharkaan inay waxqab u noqoto ardayada soo koraysa.

Maamulaysha oo ka yimi Gobalada puntland oo dhan waxuna tababarku soconayaa mudo labo Maalmod ah, waxayna saarkiisha ii sheegen macalimiintana ku xigidoonan Maalmaha sosocda.

 

DAAWO SAWIRADII MAAMULAYSHA  OO KA QAYBGALAY TABABARKA.

DEEQ HUREVOV( HEAD OF MEDIA UNIT OF MOE-  PUNTLAND,

CONTECT NUMBER, 0907743400.

Scroll to Top