Imtixamadkii Puntland oo Maalintii Afraad Galay una soo gaba gaboobay fasaladda 8aadka.

Imtixamadkii Puntland ayaa galay Maalintii afraad una soo Afjarmay Fasaladda 8aad isagoo Jawi fiican ku dhamaday.

Waxa warbxinta siiyey Websiteka Wasaarada Waxbarashada Madaxa imtixamadka ahna Agaasimaha ku meel gaarka ah ee Wasaarada waxbarashada puntland( Axmed maxamud warsame)Axmed saahid). waxa uu yiri agaasimuhu fasalada 8aad sifiican ayey ku soo dhamadeen gobolada oo dhan wax kahaladana ma dhicin ayuu yiri.

Wali waxaa socda dugsiyada sare oo soo afjarmaya Maalinta khamista,

Dadaalo farabadn ayaa Wasaaradu ugu jirataa imatixankaa suu ku dhaafilaha ardaydaa 12 Sano wax soo baranaysay,

Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka ayaa u balan qaaday Aradydaa inay helayaan deeqo waxbarasho oo kala duwan kuwa ku guulaysata kaalamaha hore.

Wasiirada ayaa diirada saarayaa goobaha imatixamadku ka socdaan Xaga Aminiga haday noqoto iyo Xaga dhaqaale iyo Xag Cafimaadba iygoo  Daqiiqad Daqiid ula xiriiraya Agaasimaha Madaxa imtixamadka.

Puntland ayaa caanku ah Imtixamadka Centrilizedka ah oo aan wali ka hirgalin Soomaliya Qaybaheeda kala duwan.

Wasiirka wasaaradda Waxabarashadda  Dr Cali Xaaji ayaa balan ku qaaday ubadka reer puntland inaysan jahli daro ku dhicin meelkasta ay joogaan hadafkisuna yahay in waxbarashada puntland meelkasta lagaar siiyo.

Daawo sawiradii ardayda oo imtixamadka u fadhida.

                                                  Wasaaradda Waxbarshada Puntland.
                                                     Deeq Maxamed Warsame
                                                     Contact Number: +2525743400
                                                        Deeq.hurre99@gmail.com

 

Scroll to Top