Munaasibadan soodhawaynta ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug Mudane Axmed Huruuse Xaashi Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Gaalkacyo Cali Cabdi Sahal, Kormeeraha Waxbarashada Gobolka Shufeer, Aqoonyahano, Maamulayaal Dugsiyo sare iyo kuwa dhexe iyo Macalimiin.
Kulanka ayaa bogaadin iyo hambalyo looga jeediyey Wasiirka iyo dhamaan wasaarada sida wanaagsan oo ay u maareeyeen habka cashar bixinta xiligii adkaa ee cudurka Crona.
Maamulayaasha Gobalka mudug oo goobta hadal ka heediyey ayaa sheegay xiliyadii adkaa oo waxbarashadu soo martay, in in hada heer lagu faano ay joogto.
Munaasibadan Soodhawayntaa ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Bahda Waxbarashada Gobolka Mudug.
29

1 (2)

1

2

4

5

6

7

8

9

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

23

24

26

27