Ministry of Education in Puntland

Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Oo Safara Dibada Ay Ugu Baxeen Ka Warbixiyay
Madaxda ugu saraysa wasaarada waxbarashada Dowlada Puntland oo maanta shir jaraa’d  warbaahinta ugu qabtay isla xarunta wasaaradda ayaa waxay kaga war bixiyeen safaro shaqo oo ay ku tageen wadamo ka tirsan qaaradda Yurub iyo waliba dalka Kenya.

Cabdi Faarax Siciid (Juxa) Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Puntland ayaa war bixin warbaahinta ka siiyay safarkii ay ku tageen qaar ka mid ah magalooyinka wadanka Sweden iyo waliba dalka Jeec halkaasi oo ay kulamo kala duwan kula soo qaateen jaaliyadda reer Puntland iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta dalalkaasi.

Wasiirku, waxa uu sheegey in ay la kulmeen hay’adaha SIDA iyo Diakonia oo ka shaqeysa Puntland ayna kala hadleen horumarka dhanka Waxbarashada Puntland, waxaa kaloo uu sheegey in isaga iyo nin ay saaxiibo yihiin oo lagu magacaabo Baasha ay booqdeen Jaamacadii ay ka soo baxeen Baraga ee dalka Jeg ayna geeyeen buugaag ay qoreen, waxaana uu sheegey in xiriir joogto ah ay yeelan doonaan.

Dhinaca kalena Sahro Axmed Koshin Lataliyaha Wasaaradda Waxbarashada ee dhanka Haweenka iyo Genderka ayaa waxay sheegtey in Jaaliyadda Puntland ay ka ballan qaadeen in gabdhaha reer Puntland ka caawin doonaan dhanka Waxbarashada Primary-ga ah, waxayna sheegeen in a dhisayaan Iskuul ay wax ku bartaan hablaha u baahana Waxbarashada gaarka ah.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda Puntland ayaa isna dhankiisa ka Waramay  safar shaqo oo uu ku tagey dalka Kenya, waxaana uu sheegey in uu halkaasi kula kumey haya’daha taageera Waxbarashada waxaana uu sheegey in ay  ballan qaadeen in ay sii laba jibbaaraan taageeradii  ay siinjireen Waxbarashada Puntland, waxaana uu sheegey in la dhisi doono Iskuulaad heer sare ah qaasatan Gabdhaha ay wax ku bartaan, Iskuulkaas oo farxad galinaya Gabdhaha oo ay ka heli doonaan dhamaman adeegyadii ay u baahan yihiin si ay ugu dhiiradaan Waxbarashada.

Waxa uu hoosta ka xariiqey in hadda kadib aysan jirin doonin hay’ad waxay doonto qabata ee la raaci doono Siyaasadda iyo Qorshaha Wasaaraddu dajisey.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Qaar Kamida Lataliyayaasha Wasaarada Oo Kulan Kula Qaatay Magaalada Nairobi Hay`ada GEP
Agasimaha guud ee wasaarada waxbrashada iyo qaar kamida lataliyaasha wasaarada ayaa kulan labo maalmooda kula yeeshay magaalada Nairobi hay`ada Global Education Partnership (GEP) iyo xubna ka tirsan hay`ada UNICEF

Kulankan ayaa ahaa ujeedkiisa sidii kor looogu qaadi lahaa xiriirka ka dhaxeeya wasaarada Waxbarashada  iyo deeq bixiyayaasha taas oo ay tahay mid muhiima in laga hadlo,shirkan ayaa waxaa goob jog ka ahaa fududaynayayna hay`ada UNICEF oo iyada taageerada ugu wayn ku bixisa waxbarashada xiriir wanaagsan la leh wasaarada  waxbarashada .

Agaasimha guud ee wasaarada waxbarashada ayaa si kooban uga hadlay marxalada ay marayso waxbarashada haatan ka jirta deegaanada puntland iyo sadexdii sano ee udanbaysay guulaha ay gaartay wasaarada,waxa uuna sidoo kale intaasi raacshay baahiyaha haatan jira ee la doonayo in aan dhamaanteen aan xooga saarno ayna kamid yihiin,mushaarka macalimiinta ,tababarka macalimiinta ,goobaha waxbarashada oo la balaariyo,shaqaalaha wasaarada oo kor loo qaado tayadooda.

Gaba gabadii ayaa kulan waxaa soo afmeray uqaybasana GEP arimaha soomaaliya Mr Jean Marc oo isaga ka hadlay qorshahooda ku aadan dhanka waxbarashada iyo shaqooyinka ay qabtaan,waxa uuna uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay wasaarada waxbarashadu ula shaqaysoi isagoona carabka ku adkeeyay in lasii xoojiyo xiriiirka .

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

STOCKHOLM : Wasiirka Waxbarashadda PL iyo Lataliyaha W. Waxbarashada Puntland oo si weyn loo soo dhaweeyay
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntlad Mudane Cabdi Faarax Saciid (juxa) iyo Lataliyaha Wasaaradda Waxbarashadda Puntland Marwo Sahro Axmed Koshin oo todobadkan shaqo ku joogey dalka Sweden ayaa si diiren ay halkaasi waxaa ugu soo dhaweeyay Jaaliyadda Puntland kuwaas oo qado-sharaf u sameeyay.

Wasiirka iyo Lataliyaha ayaa xog buuxda ka siiyay Jaaliyada Puntland ee Stochlom iyaka oo uga waramey geedi socodka Waxbarasho Puntland, guulaha la gaarey, kuwa la hiigsanayo iyo kuwa mustaqbalka la qaban doono.

Qadasharaftan, oo ay ka soo qaybgaleen in dad gaaraya 200  ayaa aad ugu hambalyeeyay masuuliyiintan shaqada adag ee ay Ummadda reer Puntland u hayaan iyo waxyaalaha muhiimka ah ee ay qabteen, waxayna ballan qaadeen in ay si buuxda taageero u siin doonaan.

Masuuliyiinta, Wasaaradda Waxbarashada ayaa horey kulamo ula yeeshey Jaaliyadda Puntland ee ku dhaqan magaalada labaad ee dalka Sweden ee Gothenberg halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

STOCHOLM : Wasiirka Waxbarashada Puntland iyo Lataliyaha Wasaaradda oo la kulmey SIDA iyo Diakonia
Stocholm:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Saciid (Juxa) iyo Lataliyaha Wasaaradda  Sahro Axmed Koshin ayaa la kulmey masuuliyiinta sarsare ee hay’adaha sida weyn u taageera Puntland gaar ahaan dhanka Waxbarashada ee SIDA iyo Diakonia waxaana laga wadahadley taakuleynta dhaqaale iyo horumarka Waxbarashadda Puntland.

Masuuliyiintan waxay la kulmeen Agaasimaha SIDA  Bengt Johansson  iyo koox la shaqeysa iyo Agaasimaha Diakonia Bo Forsberg.

Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ayaa masuuliyiinta hay’adaha waxa uu uga waramey horumarka ballaaran ee Wasaaradda Waxbarashada gaartey, carqaladaha jira iyo muhiimada ay u leedahay Waxbarashada Bulshada qaybtaas oo Wasiirku  ahmiyad gaar ah siiyey, waxaa kaloo uu kala hadley Siyaasadda Waxbarashada Puntland (Eductation Policy) iyo Road Map.

Sahro Axmed Kooshin, ayaa halkaasi ku soo bandhigtey fursadaha ay iminka heystaan hablaha Soomaaliyeed iyo carqaladaha heysta hablaha ee dhanka Waxbarashadda.  Dhammaan qodobadii laga wadahadley ayaa  si wanaagsan la iskula afgartey.

SIDA iyo Diakoniya, ayaa dhaqaale badan ugu deeqay Ummadda Soomeeliyeed waxaya si wayn u taageeraan dhanka Waxbarashada iyo maamulwanaaga.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Barnaamijkii codka Hal-Abuurka Soomaalida ee ka socday Sweden oo Xalay La soo Gabagabeeyay
Waxaa habeenkii xalay ahaa lagu soo afmeeray magaalada Gothenburg Barnaamijkii bandhigga buugaagta ee sanadkan. oo sanadkii mar  lagu qabto magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Waxaa halkaas lagu soo bandhigey ciyaaro hido iyo dhaqan ahaa oo ey hormuud ka ahaayeen, ururka Hidaha iyo Dhaqanka Maalmo, waxana halkaasi ey ku soo bandhigeen ciyaaro, ay soo bandhigeen dhalinyaro aad u dayar, waxaa isna goobta ka hadley Abwaan Ibaarhim Hawd, oo isagu ka hadley suugaanta Soomaalida iyo qiimaheeda waxana uu xusey in xiligan loo baahan yahay in loo gurmado Afka Soomaaliga, oo isagu ku jira khatar, waxaa isna goobta ka hadley Qoraaga caanka ah, Maxamed Baashe, waxana uu soo bandhigey buugaagta uu qorey  iyo sida ey muhim u tahay in la nooleeyo suugaanta Soomaalida, waxaa sidoo kale goobta isna ka hadley, Wakiilka Hayada Daryeelka Puntland, Sakariye Isticmaar, oo ka hadley dowrkii dhalinyarada Soomaaliyeed ey ku lahaayeen bulshada Soomaaliyeed iyo sida ey maanta ka yihiin bulshada dhexdeeda, waxana Sakariye uu xusey iney muhim tahay in dhalinyaradu ey ka qeyb-qaataan horomarka dalka iyo dibu,dhiskaba, Abwaan Prof Said Salax ayaa isna hadallo qiima leh goobta ka jeediyay waxana uu Abwaanku  dareen iyo Qiiro gashey dadweynihii dhageysanayay, Abwaanka ayaa sharaxaad dheer ka baxshey heerarkii uu soo marey afka Soomaaliga iyo maanta heerka uu marayo, waxana uu Abwaanku wal-wal ka muujiyay Afka Soomaaliga sida uu maanta ugu jiro khatar, sidoo kale waxaa isna goobta khudbad qiima badan kasoo jeedshey,Wasiirka Waxbarashada Puntland, mudane Abdi Faarax Juxa oo ka hadley Waxbarashada Puntland iyo Heerarka ey soo gaarsiiyeen,Mudane Juxa ayaa ayaa hoosta ka xariiqey in Wasaarada Waxbarashada Puntland ey soo gaartey meel fiican loona baahan yahay in laga qeyb-qaato sidii loo caawin lahaa, isagoo ka codsadey iney ka qeyb-qaataan dadka reer Puntland ee Qurbajoogta sidii ey uuga muuqan lahaayeen bulshada Puntland ee dalka ku nool. waxaa iyana goobta ka hadley Warsan Osman Salax, Zeynab Daahir ,iyo labada Abwaan ee reer Gothenburg Abwaan Hurfe iyo Caasha Cuud oo iyagu mar kasta dareenkooda ku cabira soogaanta soomaaliyeed.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Casho sharaf loo sameeyay, Marti sharafta ka qeyb-galeysa , Barnaamijka Codka Abuurka
Waxaa caawa lagu qabtey magaalada Gothenburg, casho sharaf ey ka qeyb-galeen, marti sharafta ka qeyb-galeysa, shirka codka Hal-Abuurka Soomaalida. Cashadan oo ey soo qaban-qaabsheen Jaaliyada Puntland  Community Organization ee magaalada Gothenburg, waxana halkaas ka Hadley dhamaan marti sharafta ka timid dunida daafaheeda, ugu horeyn waxaa shirka furey mudane Cabdulaahi Jowhar, oo isagu madax ka ah Jaaliyada Puntland ee Magaalada Gothenburg, waxana uu mahad-naq ujeediyay dadkii kasoo qeyb-galey, waxana uu xusey in shirkan ey qabteen uu ahaa mid lagu nooleynayo afka Soomaaliga, isla-markaana lagu soo bandhigey Qoraalada Afka-Soomaaliga, mudane Abdulaahi Jowhar, ayaa ugu danbeyn hoosta ka xariiqey in shirkan oo kale ey qaban-doonaan sanadaha soo socda hadii Eebe uu raali ka noqdo.

Waxaa isna goobta ka Hadley, Sakariye Isticmaar, oo isagu wakiilka guud ee Europe u ah Hayada Daryeelka Puntland ayaa ka warbaxshey sida uu ugu farxsan yahay ka qeyb-galka Barnaamijka Taariikhiga ah, waxana uu qirey iney muhim tahay in la helo Jiil dhaxla Afka Soomaaliga, isagoo ka codsadey dadkii joogey madasha iney siiyaan fursad ey afka Soomaaliga ku xifidin lahaayeen, Sakariye, ayaa sidoo kale ka Hadley wax-qabadka Hayada Daryeelka Puntland, isagoo tilmaamey in loo baahan yahay in Jaaliyada reer Sweden ey ka qeyb-qaataan horomarka Dalka, iyagoo dib ugu celinaya dalka Aqoonta iyo Waaya-Aragnimada ey ka heleen Sweden. Waxaa isla goobta ka Hadley, Wasiirka Waxbarashada Puntland, Abdi Faarax Juxa, oo isagu mahad-naq u jeediyay dadkii cashadan iyo Shirkan weyn qabtey, isagoo muujiyay dareenkiisa ku aadan khatarta Afka Soomaaligu ku jiro, iyo sidii loo heli lahaa dad ilaasha Afka Soomaaliga iyo Suugaantiisa, waxana uu Wasiir Juxa ka hadley in haatan ey jiraan Qoraayaal Soomaali oo ku mashquulsan qorista iyo keydinta Afka Soomaaliga loona baahan yahay in la dhiiri-gasho dadkaas, ugu danbeyn Wasiir Juxa, ayaa codsadey in Jaaliyada Puntland ey ka qeyb-qaatan  horomarka dalka.  waxaa sidoo kale halkaas lagu soo bandhigey, barnaamij dood wadaag ahaa oo ey ka qeyb-galeen Prof Saciid Saalax, Warsan Cismaan Saalax Sahra Kooshin, Sakariye Isticmaar, Wasiir Juxa, Abwaanad Caasha Cuud, Zeynab, iyagoo ka doodey sidii loo kobcin lahaa Afka-Soomaaliga, iyo in luuqada Soomaaligu ey noqoto mid dhaxal gal ah. Gabagabadii , waxaa la baxshey Hadiyado lasiiyay dadkii marti-sharafta ahaa ee ka kala yimid Europe America Somalia.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Barnaamijka bandhigga Bugaagta iyo Dhaqanka Soomaalida oo Maanta ka furmay magaalada Gothenburg
Barnaamijkan oo ay ka soo qayb galeen dadweyne aad u fara badan oo isugu jiray Iswidhish iyo soomaali ayaa ah barnaamij sanadle ah oo ay soo agaasinto jaaliyadda Puntland Community Organisation ee magaalada Gothenburg,isla markaasna lagu mari qaado dadka  muhiimka u ah bulshada sida  siyaasiinta,aqoonyahanada,abwaanada iyo qof kasta oo loo arko in uu u faa’idayn karo bulshada.

Hadaba sanadkan oo ahaa sanadkii labaad ee uu barnaamijkani ka dhaco magaalada Gothenburg ayaa dadkii lagu marti qaaday waxaa ka mid ahaa wasiirka waxbarashada Puntland, mudane Abdi Farah Said (Juxa) oo halkaa ka jeediyey khudbad ballaraan oo ku saabsan  geedisocodka xaaladda siyaasadeed ee soomaaliya. Sidoo kale waxaa hadallo qiima badan ka jeediyay qorayaal,aqoonyahano soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin Saynab Daahir,Warsan Cismaan Saalax,Sahra Ahmed Kooshin, Maxamed sh. Xassan iyo Prof.Saciid Saalax.

Barnaamijkan oo socon doona ilaa Sabtida   ayaa ku soo idlaaday jawi aad u sareeya.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Wasaarada Waxbarashada oo Shaacisay xiliga lagalayo imtixaanada fasalada 8 aad iyo 12 aad
Digreeto kasoo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada ayaa lagu sheegay in wakhtiga Imtixaankaas guud ahaan Puntland looga fariisanayaa uu yahay 26-da May.

Warqada digreeto  ah oo  kasoo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa u qornayd Sidatan:-

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Wasaarada waxbarashada oo wada wacyigalin kor loogu qaadayo dhaqanka iyo afka soomaaliga
Wasaarada waxbarashada Dowlada Puntland ayaa maanta barnaamij kor loogu qaadayo lagu dar dargalinayo dhaqanka iyo soo noolaynta afka hooyo ka bilowday magaalada Garoowe.

Barnaamijkaani lagu dar dargalinayo dhaqanka iyo suugaanta afka soomaaliga ayaa maanta si toos ah waxaa looga bilaabay Dugsiga sare ee Ganbool Garoowe,waxaana howshaasi gacanta haya Wasaarada waxbarashada oo kaashanaysa hay`ada PDRC.

Dhinaca kale Wasiir  Juxa ayaa Ardayda waxbarashada ku jirta ugu baaqay inay kor u qaataan afka soomaaliya iyo barashada dhaqanka suubaan ee soomaali ay lee dahay,wuxuna intaasi ku daray barashada dhaqanka iyo suugaanta inay qayb ka tahay horumarka dal kasta

Wasiirka Waxbarashada Abdi Faarax Siciid (Juxa)

Wasiirka waxbarashada Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa) oo saxaafada kulla hadlayay Dugsiga sare ee Ganbool  ayaa sheegay ujeedada ay barnaamijkaani u bilaabeen inuu yahay sidii ardayda waxbarata loogu dhiiri galin lahaa barashada iyo dib usoo noolaynta dhaqanka,hadiha iyo afka soomaaliya oo lagu tirsho inuu yahay mid aad u sareeya.

Howsha baaxada leh ee dib loogu soo noolayn nayo dhaqanka iyo suugaanta soomaalida ayaa waxaa wasaarada waxbarashada ka saacidaya Hay’adaha PDRC iyo NDI, oo dhabarka u dhigtay sidii mar qura loo helli lahaa afkii soomaaliya oo kobcaya.

Xukumada Puntland ayaa shaaca ka qaatay soo noolaynta dhaqanka iyo suugaanta soomaaliya inay geed gaaban iyo mid dheerba ay u fuulayaan ,waxaana sanadkii lasoo dhaafay xus loo qabtay maalinta suugaanta hal  ku dhig looga dhigay soo noolaynta dhaqanka iyo suugaanta .

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Wafti ka socda Midowga Yurub oo la kulamay madaxda Wasaarada Waxbarashada Puntland
Waxaa maanta magalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland soo gaaray wafti ballaaran oo ka socada Midowga Yurub, kuwaasi oo u guur galayay xaaladaha Waxbarasho ee Puntland.

Wafdiga ayaa la kulmay madaxda Wasaarada Waxbarashada, waxaana laga wada hadlayay xeerarka u degsan Waxbarashada Puntland iyo dhinacyada ay uga baahan yihiin in laga caawiyo.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Puntland Mudane Cabdifutaax Faarax Siciid (Juxa)  ayaa warbixin dheer oo ka hadlaysay qaabka ay Wasaarada Waxbarasho  u shaqayso siiyay madaxda ka socotay Midowga Yurub, wuxuna Wasiirku u faah faahiyay qaabka casriga ah ee ay Wasaaradu u shaqayso iyo nidaamka waxbarasho ee ka jira deegaanada Puntland.

Marka uu soo dhamaaday kullankaasi ayaa waftiga Midowga Yurub iyo madaxda wasaarada Waxbarashada waxay soo kormeereen dhamaan qaybaha ay ka kooban tahay wasaaradu, sidoo kale waxay taggeen qaar ka mid ah Iskuulada iyo Jaamacaha ku yaala magalada Garoowe.

Iskuulka sare ee Ganbool,allxigma iyo Jaamacada PSU ayay booqasho gaaban ku tageen waxayna la kullmeen qaar ka mid ah ardayda wax ka barata iskuulada iyo Jaamacada PSU,waxayna wax ka waydiiyeen qaabka ay wax u bartaan iyo inay la kulmaan inta ay ku gudo jiraan waxbarashada caqabado.

Waxaana wafdigaan ka socday Midowga Yurub hogaaminayasay Eis bel oo EU u qaabilsan arimaha soomaaliya ee dhanka waxbarashada,waxayna sheegtay inay ku farax san tahay imaatinta Puntland iyo kormeerka waxbarashada Puntland.

Ugu danbayntii Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada Puntland Maxamad Cabdi-wahaab ayaa saxaafada uga war bixiyay waxa uu ku saabsanaa kullan iyo waxyaabihii laga wada hadlay, wuxuna sheegay wafdigaani ka socda EU inay kala hadlaan arimo badan oo ku saabsan horumarinta waxbarashada Puntland iyo sidii waxbarasho tayaysan oo loogu helilahaa, ardayda wax ka barata Puntland.

Wuxuna sido kale Agaasimaha guud ee Wasarada Waxbarashada Puntland ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay mudooyinkii la soo dhaafay isagoona carabka ku dhuftay inay meel mariyeen siyaasada waxbarashada Puntland ee 5-sano soo socota iyo kor u qaadista aqoonta iyo garaadka ardayda.

Isku soo wadda duuboo wafuudani ka socday EU ayaa waxay markii danbe kullan kula qaateen aqalka madaxtooyada madaxwaynaha Dowlada Puntland mudane Cabdiraxmaan Faroole, waxayna ka wada hadlleen arimo badan oo ku saabsan horumarka Puntland iyo kaalintooda kaga aadan.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit