DEEQ WAXBARSHO OO LAGA DHACAY WASAARADA WAXBARSHADA PUNTLAND

Musuuliyiin ka tirasan DF Soomaliaya ayaa la wareegay ku raas ka tirasan 50 araday oo ka heshay deeq waxbarsho dalka suudaan.

Waxaa la hlay xog ama waraaq cadayneysa qoraal ay Dowlada sudan u dirtay Wasiirada Hormarinta Arimaha Bulshada Soomalia Drs  MARYAN QAASIM ay ku cadahay dadaal ay ugu galayso in xayiraada shahaada puntalnd laga qaado , maadama ay Wasiiradu ay ku cadaysay qoraalka ay u dirtay Masuuliyiinta  Waxbarshada suudan in ay Puntalnd tahay mid mudan in la tixgaliyo.

Madaama ay hormar ka samaysay dhinacto ay ka mid yihiin Manhajka midaysan,imtixaan isku mar laaqado iyo siyasad Waxbarsho oo dagsan,

Waa sanadkii labad oo arday reer puntland ah deeq waxbarasho ka heshay lagu gala kato muqdisho iyagoo xaq u leh deeqda waxbarsho.

Aradayda puntland ayaa markasta u tartanta deeqda waxbarsho ay ka hesho Wasarada waxbarashada ee puntland taas oo dadaal ay umarato wasaarada waxbarshada puntland oo xilka ka saranayahy aradaydaas.

DAAWO ARADAYDA PUNTLND OO U DIYAAR GAROWBAYSA DEEQO WAXBARSHO OO TARTAN UGU JIRATA

DEEQ HUREVOV : HEAD OF MOE PUNTLND. TELL- + 25257743400

 

Scroll to Top