24/may/ 2017- Dhamaan Gobolada puntland waxaa si habsimi socod leh uga socda maalintii 5aad imtixaankii Dugsiyada sare.
Daawo photo News imtixamadkii Dugsiyada sare oo galay Maalintii 5aad.
Dugsiga sare Al waxaa, Dugsiga sare imaamu Nawaawi,Dugsiga sare Nugaal, Dugsiga sare Daawad.
Sawiro Xarunta Gambool Waxaa ku galay Dugsiga sare ee Gambool, Dugsiga sare Xasbahale, Dugsiga sare, Kala-bayr, Dugsiga sare Dr Axmed College.
Madaxa isku xirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Deeq hurevov