Barnaamij Waxbarasho oo Master ah oo ay wada fulinayeen Wasaaradda Waxbarashadda Puntland iyo jaamacada Nairopi University oo u soo xiramay simisterkii kowaad.

Waxaa u fariisatay Araday gaaraysa 33 oo horay u haystay shahaada degriiga loo yaqaan oo{ faculty education }

Waxaana u soo xiramay simestrekii kowaad Waxbarashaddas oo loo yaqaan waxbarashadda fog ama {distance line}

Ardaydaa ayaa waxaa kala baranaysay labo qaybood oo barnamijku kala yahay, maamulka iyo maaraynta, qaybta kalena  hormarinta Manaahijta. Aradydaan ayaa kaga faaii’daynasa waxbarashada  dalka gudihiisa iyadoo wakhti badan loo soo lumiyey si halkan dadku wax oga baran la hayeen.

Wasaaradda waxbarashada puntland ayaa ka cawinaysaa inay shaqaala heeda ku dhigtaan barnamijkan  deeq waxabarasho oo masterka ah.

barnamijkaan ayaa horay waxaa u furay Wasiirka Wasaarada Waxbarashadda puntland Cali Xaaji Warsame.

Wasiirka ayaa horay u balan qaaday ina la yaraynayo jamacadihii dalka dibadisa loo aadi jiray  kadibna la tayeyn doono jamacadaha dalaka gudihiisa ah .

Barnamikaan waxbarashadda ah ayaa waxa iska kaashaday jamacada dalka dibadisa ku taal oo la yiraahdo Nairopi Universityof kenya iyo Wasaaradda Waxbarashada puntland.

Asbuuca soo socdaa ayaa bilababanya simesterkii 2aad ee jamacada, iyadoo guud ahaan imtixaanku ka soo wada xirmay soomaliland iyo puntland iyo dowlada faderalka ah ee soomaliyeed.

barnamikaan masterka ayaa waxa soo fududaysay hay’ada CVPT oo una soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashadda puntland.

Waxaana imtixaanka marti galiyeyJamacada bariga Africa faraceeda Garowe.

Hoos ka Daawo Sawiradii Ardaydii gashay Imitixaanka.

 

 

                                              Wasaaradda Waxbarshada Puntland.
                                                     Deeq Maxamed Warsame
                                                     Contact Number: +2525743400
                                                        Deeq.hurre99@gmail.com

 

 

 

Scroll to Top