Agaasimaha Guud oo Tababar usoo xiray Gudoomiyeyaasha Waxbarashada iyo Haweenka Waxbrashada.

28/jun/2016- Waxaa maanta oo Talaadda  ah hoolka shirarka Wasaaradda Waxbarashada loogu soo xiray  tababar soconayey Mudo   4 cisho ah oo salka ku hayo sidii kor loogu qaadi lahaa heerka waxbarashadda haweenka Puntland.

xiritaankan  tababarkan waxaa kasoo qayb galay wasiirka  Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarashada  iyo Tacliinta sare Maxamed Abdulqaadir ayaa aad ugu Farxay shirkaan oo markii ugu horaysay ah shir noocaan oo kale ee Waxbarashada haweenka Wasaaradda Ka qayb gala barasho fiicana u ahayd.

sharaf bay nootahay in aanu idin kala soo qayb galno tababarkan Afarta bari socaday waana waajib dawli ah oo Waxbarasho waajibka koowaad ee dawladdu waa in ay dadka ilaaliso  diintiisana ku ilaaliso Waxbarashada Gabdhaha” ayuu yiri  Agaasiamaha Guud ee Waxbarashada.

Waxaa uu aad Agaasimaha ugu dheeraday sidii looga Wada shaqayn lahaa hormarinta iyo Ahmiyada u leedahay Waxbarashada Gabdhaha.

Waxaa uu aad ula dardarmay agaasimaha Guud gudoomiyeyaasha Waxbarashada Gobolada oo Masuul uga ah Wasaaaradda Waxbarashada inay ka keenaan caqabdaha hortagan gabdhuhu inaysan ka muuqan kaalamha hore oo Waxbarashada. iyadoo dakhli Badan wasaaradda Waxbarashadu ku bixiso.

Gudoomiyeyaasha Waxbarashada ayaa ad ugu Faraxsanaa iyo Haweenka Waxbarashada ka shaqeeyaa waxbarashada iyagoo Cashar fiican ka qaatay Tababarkii afarta bari socaday.

Masuuliyiin ka socday Hay’adda Mercy Corps  oo kaalin weyn ku leh qabsoomida tababarka.

Maxamed Xirsi  oo ah madaxa Mercy Corps  Puntland kana shaqaysa arrimaha waxbarashadda ayaa sheegay tababarkan inuu yahay mid ahmiyad gaar ah u leh wasaradda, maadama  Gudoomiyeyaasha Waxabarashada Gobolada iyo shaqaalahooda  ee gobaladda ay kasoo qayb galeen isla markasna mudada uu socdo tababarkan xooga lagu saari doono sidii xooga loo saari lahaa kor u qaadista waxbarashadda haweenka  iyo kobcintoda  aqaoontoodda oo la wada rumaysan yahay inay ku hooseeyaan goobaha tacliinta sare

waxyalaha lagu Tababarayo Waxaa  ka mid ahaa.

1- hogaaminta.

2- war bixinada sidii loo kala qaadan lahaa.

3- kobcinta Waxabarashada Gabdhaha.

4-Hagaajinta iyo is dhex galka Bulashada.

5- iyo u qareemida Waxbarashada Gabdhaha.

Hoos Ka Daawo Sawiaradda

IMG_3164 IMG_3161 IMG_3162 IMG_3163 IMG_3164 IMG_3166 IMG_3167 IMG_3168 IMG_3162 IMG_3168

IMG_3174 IMG_3173 IMG_3176

IMG_3165 IMG_3160 IMG_3170 IMG_3163

By:Deeq Maxamed Warsame.

Xooghaynta Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare.

Scroll to Top