AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA WAXBARASHADA PUNTLAND OO SAFAR GAABAN U AADAY WADANKA SENEGAL.


Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxabarashada ee puntland ayaa safar labo Abuuc ah ku maqnanaya Dalka senegal. AGaasimaha guud ee wasaarada waxbarshada ayaa lagu casumay shirkaa Sanadkii Labaad.

SHirkaa ayaa waxaa ka qayb galaya Agaasimayaal africa iyo kuwa dibada ah, Waaana shir balaaran oo looga hadlayo waxabarshada africa.

AGaasimaha guud ee wasaarada waxbarshada Puntland ayaa casumada senegal hada ku sugan,

Agaasime MAXMED C/WAAAB ayaa shirkaa waxaa uu u rakaa waxqbad in uu ka soo baxayo. madama waxbarshada puntland kor u soo kacayo.

Wasiirka waxabarashada puntland ayaa shir wayn oo ka dhacya dalka maraykanka dhawaan ka qaybagalidona xiliyada soo socda  shirkaa oo looga hadli doono carqabadaha hortaagan waxbarshada sidi lacag la’aan loooga dhigilaha.

DAAWO SAWIRADII AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA WAXBARASHADA EE PUNTLAND.

 

DEEQ HUREVOV

HEAD OF MEDIA UNIT

MINISTRY OF EDUCATION PUNTLAND.

 

 

 

 

 

 

Scroll to Top