AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA WAXBARASHADA PUNTLAND OO IS CASILAY.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarasahada puntland mahamed c/wahaab ayaa iska casilay xilkii uu u hayey waxbarashada puntalnd.

Agaasimaha ayaan siin waraysi websitka wasaarada waxbarshada ee puntland laakiin wararka ka imanayaa saaraakiisha wasaarada waxbarashada ayaa u cadeeyey in uu xilkaa iska casilay.

Agaasima ayaa sheegay in uu arimo khaas u ah isku casilay oo wax khilaafa soo dhax marin isagaa iyo saarkiisha ugu saraysa wasaaradda waxbarashada puntland,

waxa kalo sheegay agaasimaha guud in uu waxbarasho u aadayo dalka south africa,

websitka wasaaradda waxbarashada ayaa idin soo gudbinya 2sno uu joogay waxqabadkisii wasaarada waxbarshada puntland.

KA DAAWO SAWIRADA AGAASIMAHA GUUD W.W.PL.

DEEQ MAXAMED WARSAME

WASAARADA WAXBARSHADA EE PUNTLAND.

7743400

Scroll to Top