MINISTRY OF EDUCATION AND HIGHER EDUCATION
PUNTLAND STATE OF SOMALIA
WARQAADKA SHIRKA GOLAHA FULINTA
Hoolka WWB&TS
03dii Oktobar 2015
Warqaadka Shirka Golaha fulinta
Participant List
No | Name |
Xubnaha Shirka Golaha Fulinta |
1 | Mohamed abdi adan | |
2 | Abdullahi Ali Jama | |
3 | Ahmed Mohamed Warsame | |
4 | Abdulkadir Yussuf Nuh | |
5 | Yassin Jama Omar | |
6 | Asmo Abdulkadir | |
7 | Mohamed Ismail Fanin | |
8 | Farah Mihille | |
9 | Eng. Abdulahi Ali Said | |
10 | Abdulahi Hirsi Isse | |
11 | Faisal Abdi Mumin | |
12 | Safia Sugulle Mohamed | |
13 | Jama abdi Bulshale | |
14 | Ahmed Ali shire | |
15 | Dr. Mohamed Ali Farah | |
16 | Minister Abshir Isse | |
17 | Abdinasir Hersi Jama |
Qodobada Shirka Looga Hadlayo;
- Dib u eegid Warqaadkii hore ee shirka golaha fulinta
- Wadaaga/soojeedinta warbixinta waqabadka waaxyaha
- Iyo wixiikale oo jira
Soo Dhawayn iyo Hordhac
Waxaa shirka shirgudoominaya Wasiirka WWB&TS Mr Abshir Isse Asagoo ogaladay in lagu furo ayadaha quranka shirka, waxaan noo aqriyey ayadaha
Qurfanka Abdinasir Hersi Agaasimaha TVET, TE and Projects. Kadib ayadaha Quranka waxaa Shir gudoonku so dhaweeyey xubnaha kasoo qayb galay shirka asagoo gudo galay qodobada u yaalasha shir kuna biloobay sida tahan
Qodobka 1 and 2
Dib u eegid Warqaadkii hore ee shirka golaha fulinta iyo Wadaaga/soojeedinta warbixinta waqabadka waaxyaha.
Waaxda Imtixaanaadka
Ficil ka qaadsho
- Wax ficil ka qadasho ah malahayn waaxda.
Waaxda Tayadhowrka iyo Kormeerka
Ficil ka Qaadasho
- In ay soo gudbiyaan hordhaca muqararka manhajka isla manta oo tarikhdu tahay 03/10/2015.
- In ay waaxdu soo gudbiso intee dugsi baa ah Arabic iyo intaa dugsi baa ah Somaali luuqadooda dhexe ee wax lagu dhigo isla manta 03/10/2015.
- In ladaabaco manhajka 1-4aad Ahada ilaa arbacada ugu danbayn 04-7/10/2015.
Waaxda Waxbarashada Tooskaa
Ficil ka Qaadasho
- In ay waaxdu soo gudbiso qorshaha lagu qaybinayo diiwangaliyaha ardada isla manta oo ah tarikhda 03/10/2015.
- In ladaabaco diiwangaliyaha axada ilaa taladada 4-6/10/2015 ugu danbayn.
Qaab fulineed
- Sida lagu gayn lahaa ama ay usamaysan lahayeen sabuuradaha dugsiyada in lagala hadlo horjogayaasha waxbarashada ee gobolada markay yimaadan.
Waaxda Siyaasad iyo Qorshaynta
Ficil ka Qaadasho
- Waaxkasta waa in ay soo diraan warbixinta bilaha ee lagarabo inta laga rabo ugu danbayn 05ta Octobar 2015.
- In ay waaxdu isla maanta 03/10/2015 soo gudbiso TOR khariirki samayn lahaa ESSP cusub iyo ESA oo dhamaystiran
Waaxda Waxbarashda Dadban
Ficil ka Qadasho
- Wax ficil qaadasho ah malahayn.
Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha
Ficil ka Qaadasho
- Waaxdu In ay dhamaystir to xogta shaqaalaha gobolada ugu danbayn 5ta Oktobar 2015.
Waaxda Tacliinta Sare
Ficil ka Qaadasho
- In DG uu dabo galo xogna ka keeno arinta xeerka waxbarashada iyo darasaadka suuqa.
Qodobka 3
Gudbinta qorshaha iyo qarashaadkiisa Wasaarada Maaliyada
Ficil ka Qaadasho
- In ugu danbayn 10/10/2015 ay waaxkast soo gudbiso qorshaha waaxda asagoo kharash garaysan.
Qodobka # 4
Sanduuqa Waxbarashada Puntland
Ficil ka Qaadasho
- AG iyo said fahiye in ay damaystiraan xeerka sanduuqa ugu danbayn 08/10/2015.
Iyo Wixii Kale oo Jira
Ficil ka qadasho
- DG iyo waaxyaha in ay kafariistaan waxa laga qabtay qorshihii loogudbiyey dawlada ugu danbayn khmista isbuuca danbe 15/10/2015.
- In waaxda maamulka iyo waaxda shaqaalah kasoo talo bixiyaan sida loo mideen lahaa habeendhaxa, safarka shaqaalaha WWB&TS.
War murtiyeedka waxaa lalawadaagayaa xubnaha golaha fulinta 30 daqiiqo kabacdi shirka.
Shirkan shirka ku xiga waxa uu dhacayaa hadii eebe idmo 17ka oktobar 2015.
Shirku waxa uu xiramay 12:00 duhurnimo.