Updates Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarahada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa xarigga ka jaray dugsiga hoose/dhexe Kulmiye ee degmda Xarfo ee gobolka Mudug. October 27, 2020
Updates kuliyadda Tababarka Macalimiinta ee GTEC waxaa ka qalan jabiyey macalimiin tiradoodu gaarayso 227 Macalin. October 26, 2020
Updates Guddiga Arimaha Bulshada ee Baarlammaanka Puntland oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland. October 13, 2020
Updates Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (WWTS) ee Puntland ayaa imtixaan ka qaadday arday deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda ah loogu dirayo dalka Ethiopia. October 1, 2020