Updates Waxaa maanta magaalada Garowe soo gaaray wefdi ka socdey Midowga Yurub oo ay hogaamineyso Agaasimaha Bariga iyo Koofurta Afrika ee Midowga Yurub Francesca Mosca. April 18, 2013
Updates Wasiirka Waxbarashada oo kormeeraya deegaano ku yaal gobolka Nugaal iyo Dib u dhigis lagu sameeyey xilligii Imitixaanada iskuulada Puntland. April 10, 2013